Bogga choice or life ayaa qoraal uu ka sameeyay madaxweynayaashi mareykanka soo maray iyo heerarkooda IQ, waxa uu raaciyay kuwa u ordaya madaxtinimada mareykanka ee kala matalaya labada xisbi ee dimoqraadiga (Hillary Clinton) iyo jamhuuriga (Donald Trump).
Hillary Clinton:
Hillary Clinton:
IQ: 140
waxa ay culuumta siyaasadda kaga baxday Wellesley College. Dabadeedne waxa ay gashay Yale Law School.
Donald Trump: IQ: 120-130
Iyadoo Trump uusan bannaanka soo dhigin IQ giisa, haddane waxaa la ogyahay inuu darajada bajalaarka ka qaatay jaamacadda Pennsylvania isagoo bartay cilmiga dhaqaalaha iyo culuumta aadanaha.
Trump weligiis ma sheegin qoraalladiisi ku saabsanaa darajadi dugsiga sare iyo tii jaamacadda, taasoo micnaheedu yahay inuu ka liito heerka doqonimadiisa halka aan fileyno.
No comments:
Post a Comment