16ka
nooc ee MBTI ka koobantahay:
Waxa ay hoos imaanayaan afar qeybood kala ah:
1.
Extraversion (E) - Introversion (I)
2.
Sensing (S)
- Intuition (N)
3.
Thinking (T)
– Feeling (F)
4.
Judging (J)
– Perceiving (P)
Qeyb
kasta waxaa hoos imaanaya weydiimo mid kastaa ay wadato laba doorasho oo mid
kastaa ay u taagantahay mid ka mid ah qeybaha afarta ah ee aan kor ku soo
xusnay, dabadeed jawaabta kuugu habboon ee naftaada matasha ayaad dooraneysaa,
markaad qeybtaas dhammeyso waxaad soo tirineysaa jawaabaha aad xulatay xaraf ka
ugu badan ee ku hor qoran.
Tusaale:
Ø Qeybta
kowaad waxaa ugu batay jawaabahaaga xarafka E
Ø Qeybta
labaad waxaa ugu batay xarafka N
Ø Qeybta
seddexaad waxaa ugu batay xarafka F
Ø Qeybta
afaraad waxaa ugu batay xarafka J
Intaas
kaddib xarfahaas ayaad isku qabaneysaa sidan oo kale: ENFJ, markaas waxaad heysataa nooca shakhsiyaddaada. Noocyadaas
16ka ah mid kastaa waxa uu leeyahay naaneys inta badan daba socota xarfaha la
soo gaabiyay.
Waxaa
hadda la helayaa imtixaanka shakhsiyaddaada aad ku ogaan kartid oo online ah,
taasoo isla markaana ku siinayo jawaabahaaga natiijadooda. Qeybaha dambe ee
qormadan waxaan ku soo qori doonaa linkiyo imtixaanka shakhsiyadda ah oo afafka
carabiga iyo ingiriisiga ba ah, cid kastane afka uu garanayo ayuu isku tijaabin
karaa.
No comments:
Post a Comment