Qeybta 1aad:
Su'aal weydiintu waa soo jireen, waxa ayna soo socotay inta aadanuhu jiray. Waxaanse maanta rabaa inaad ila fahamtid akhristow sirta ku jirta habka wax weydiinta.
Bal ila eeg ereygan: ASK, micnihiisu waa wax weydiin, waxaan ka soo dhex saari karnaa micno aad uweyn, si fiican u dhadhami mugga uu xambaarsanyahay ereygan ka kooban seddexda xaraf.
Always: Marwalba
Seeking: Raadinaya (Doondoonaya)
Knowledge: Aqoon ama cilmi
Haddii aan soo qaadanno erey kasta xarafka ugu horreeya maxaa noo soo baxaya? bal mar kale ila eeg. Waxaa soo baxaya ereygan: ASK, sow ma ahan ereyga micnaha weyn sita oo ay ku qotonto dulucda qormadan?
ASK waa weedh af Ingiriisi ah, balse markaan dib ugu laabanno hadalka kore waxa ay ku fadhidaa micnahan: Mar walba raadi aqoonta, taasoo ka dhigan in wax weydiintu muhiim u tahay helitaanka aqoonta.
Inaad wax weydiisaa ceeb ma ahan, wax aad khasaareysane ma jiraan, waxaad la kulmeysaa jawaab laba mid noqon karta; in Haa lagu dhaho oo wixi aad rabtay kuu hergalaan ama in Maya lagu dhaho oo ah jawaabta ugu xun ee aad la kulmi kartid, waxa ayna ka fiicantahay inaad la aamusto rabitaankaada, dabadeedne aad marwalbo laabta ku canaanato "waxaas haddaad weydiin laheyd amaad saan si ka duwan sameyn laheyd".
Maxay dadka qaar uga baqaan weydiinta?
* Waxa ay qaar aaminsanyihiin inaaney habbooneyn wax weydiintu oo ay ceeb tahay
**Kalsooni la'aan iyo shakhsiyaddooda oo daciif ah
*** Baqdin ay ka qabaan in Maya loogu jawaabo ama diidmo la kulmaan
Haddii Maya laguugu jawaabo xaaladdaada sidey aheyd maka sii hoos maree? jawaabtu waa Maya.

La soco Qeybta 2aad
Waxaa diyaariyay: Dr. C/qaadir Insi, MD
6 comments:
really great job dr ..
really great job dr ..
Thank You Mohamed
Masha allah Doctor waa qormo xambaarsan dhiiri gelin iyo xikmad mug weyn mahadsanid
asc dre waa kusalaamay lakin wax weydiinto ma xagga Cilmi kororsi miyaa mise nooc kasto ayey noqon kartaa? Dr dad qaar amaad ufuduufududeysaa in ay shaxaad tagaan?
Post a Comment